Maamulka Xaafada Hosreed Oo kahadlay Xalaada Nolasha barakacaayasha degan Xaafadaasi.

0
368

Jowhar (Radio Isnaay)- Guddoomiyaha Xaafada Horseed Cabdikariim  Xaamud xasan ayaa sheegay in Xaalada isugu jiro nolosha dadka iyo biyo aan nadiif ahayn ay heysato boqolaal dadka barkacayasha ee ku dhaqan xerooyinka ay ka dagan yihiin oo ku yaalo xaafada hosreed ee magaalada Jowhar.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here