Biyo dhaamin loo sameeyay Dadka ay abaartu ku saamaysay Gobolka Mudug

0
190

JOWHAR (Radio isnaay) Mashruucaan Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iskaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hay’adda IMC waxaana ka faaidaysanaya 1100 qoys oo ku nool Gobolka Mudug, kaasi oo maanta laga bilaabay deegaanka Jilable hayre

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Hay’adda IMC ayaa goobjoog ka ahaa madashaan Gurmadka loogu sameynayo dadka Abaaruhu sameeyeen

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:-  Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here