Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo loogu Baaqay in Xirfado ay Sameystan.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarrda waxbartay waxey badan kood  u hanqaltaagaan inaay raadiyaan shaqooyin ku lugleh waxii ay soo barteen balse waxaa jirta figrado taa ka duwan oo dhalinyardda ay ku badalan karaan si ay usameeystaan xirfado  ay ku shaqeysan karaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here