JOWHAR (Radio isnaay) Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka socday Hay’adaha UN OCHA, UNHCR ayaa maantay kormeer ku tagay qaar ka mid ah Kaamamka Barakacayasha ee ku yaalo duleedka magaalada Gaalkacyo.
warbixintan waxaa noo soojeedinaayo –=Cabdiraxman Shiikh Maxamed.