Maamulka Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada doorashada 11 Kursi.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeele ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here