Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Hirshabeelle oo Bogaadisay Howlgalada lagu Ciribtirayo Maandooriyaha.

0
187

Wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle Cumar Maxamed Cumar ayaa sheegay in ay sii xoojinayan howlgallada lagu ciribtirayo Maandooriyaha ee ka socda deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here