Puntland oo Guddi U Magacaawday Dhaqan-Galka Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii nabadeynta Beelihii Dagaalamay.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa guddi u magacaabay hubinta, kormeerka iyo dhaqangalka go’aanka Shirkii nabadaynta ee ka qabsoomay deegaanka Saax-meygaag ee Gobolka Sool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – : Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here