Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waqti badan ma qaadan, Pogba ayaa beeniyay wararka sheegayay in dalab waali ah uu ka helay United si hishiis cusub uu u saxiixo .
Hishiiska Pogba ee United ayaa dhacaya xagaagaan welina dhinacyadaas is fahan rasmi ah ma aysan wada gaarin .
Kooxo kala duwan ayaa lala xariirinayaa sida Juve , Real iyo PSG kuwaas oo doonaya in qaab xor ah ku helaan xagaaga