Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo shir u qabatay hay’adaha dowliga ah iyo Ganacsiga gaarka ah ee dalka.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa soo xiray kulan aqoon is-waydaarsi ah oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Ganacsiga, kaas oo u dhaxeeyey hay’adaha dowliga ah iyo Ganacsiga Gaarka ah, kaas oo loogga hadlaayey siddii loo xoojin lahaa maamulka hay’adaha Ganacsiyada Gaarka loo lee yahay ee dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – ; Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here