Ganacsatada Xoolaha Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Hoos udhac ku yimid Ariga Seylada lagu Iibiyo.

0
235

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada isugu jiro ragg iyo dumar ayaa ka deeyrinayo inaaysan jirin xoolo badan oo yimaada seylada jowhar oo laga keeno tuulooyinka hoos yimaado gobolka shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here