Dowladda Somaaliya oo Maanta Deeq Gargaar Ah Kala Wareegtay Imaaraadka Carabta.

0
206

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka  Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiiro kale ayaa la wareegay mucaawino raashin ah oo ay ku deeqeen dowladda  Imaaraadka Carabta .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here