Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay in ay qeyb qataan dhismaha golaha deegaanka.

0
446

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha dhalinyarada gobalka Shabeellaha dhexe Fartuun Aadan Xeefow oo ka hadashay dadaalada lagu dardargelinayo dhismaha golaha deegaanka magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa dhalinyarada Jowhar ugu baaqday in ay qeyb ka noqdaan dhismaha golaha deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here