Shacabka Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo wajahaya xaalad Beni’aadanimo.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose ayaa wajahaya xaalad adag oo biyo la’aan ah, ka dib markii uu guray webiga oo ay inta badan ku tiirsanaayeen shacabka halkaasi ku nool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxman Shiikh Maxamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here