Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin badan oo Hoosyimaado magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa saameeyay fatahaadii webiga shabeelle,waxaana jiro tuulooyin badan oo aan weli kasoo kaban.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.