Dadka Bartay Cilmiga Beeraha oo ka Hadlay Saameeynta Maandooriyaha uu ku leeyahay Beeraha iyo Dadka Isticmaala.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu danbeeyay waxaa ku soo badanayay tuulooyin hoosyimaada jowhar iyo balcad beerida beeraha lagu beero xashiikhka kaas oo saameyn ku yeeshay waxsoosaarka dalka iyo isticmaalka dadka ka shaqeeyo hadana cabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here