Wasaarada Arrimaha Diinta Hirshabelle oo Bogaadisay howlgalada lagula dagaalamayo Muqaadaraadka.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha waaxda wacyigelinta wasaarada Diinta iyo Awqaafta dowlad gobaleedka Hirshabelle Cumar Cabdullaahi Maxamed Cumar Shire oo warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar ayaa bogaadiyay howgalo ciidamada Booliiska Hirshabelle iyo ciidamada xoogga dalka ay ka sameeynayaan magaalooyinka baladweyne iyo Jowhar  kuwaas oo lagu dagaalamaya waxyaabaha maanka dooriya.

Warbixintan Waxaa Ino Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here