Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay in ay hirgeliyaan fikradaha ganacsiga ee ka dhax guuxaya.

0
177

Jowhar(Radio Isnaay)- Haboon Cumar Saalax oo kamid ah dhalinyarada hirgeliyay fikradihii ka dhex guuxayay ayaa ugu baaqaday cid walbo oo heyso fikrad ku cusub magaalada in ay hirgeliso si magaalada Jowhar ay u noqoto  magaalo laga heli karo ganacsiyo kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here