Ururka Haweenka Gobalka Shabeellaha Dhexe oo ka hadlay Ololaha nadaafadeed ee ka socoda  Jowhar.

0
187

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maalmahan ka socda 4ta xaafaddood ee jowhar olole nadaafadeed oo ay wadaan haweenka ku dhaqan jowhar taasi oo lagu soo celinayo bilicda degmada jowhar iyagoo si mutadawac ah ku shaqeeyo arimahaasi ayaan wax ka weeydiiyay gudoomiyah ururka haweenka gobalka sh/dhexe madiino caddow.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here