Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ka tacsiyeeyey geerida guddoomiye k/xigeenkii arrimaha bulshada gobolka hiiraan.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada maamulka  Gobolka Hiiraan  Marxuum Shiikh Xuseen Cusmaan Cali  oo  ku geeriyooday Magaalada muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxman sheikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here