Shirka Horumarinta Qorshaha xalinta khilaafaadka oo laga Dahfuray Magaalada Jowhar.

0
259

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha gudaha Iyo Dowladaha hoose Hirshabelle oo Ka daahfurtay Magaalada Jowhar Shirka horumarinta qorshaha xalinta khilaafaadka Degmada jowhar kasi oo socon donna mudo laba maalin ah waxana diirada lagu sarayay qilaafyada mar walba ka dhaca jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here