Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka hadlay faa’idada caanaha Naaska  Hooyada

0
643

Jowhar( Radio Isnaay) – Soomalida dhaqan ahaan waxeey durba siiyaan cunuga marka uu dhasho caano qafiif ah  oo aan hayn caanahii naaska Hooyada ,taasi oo sabbai karta in cunuga yari uu ku dhibaatoodo,dhaqaatiirta magaalada Jowhar ayaana ku baaqay in Ilmaha lasiiyo caanaha Hooyada.

Warbixintaan waxaa soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here