Muxuu Klopp Ka Yiri Guul-daradii Horyaalka Ee Ka Qabsatay Leicester City?

0
471

Tababaraha Liverpool ee Klopp ayaa hoosta ka xariiqay in guul daradii ay kala kulmeen  Leicester Cityaheyd mid ay mudnaayeen .

Hal gool ayaa lagu garaacay Liverpool , waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 20-aad ee horyaalka Ingiriiska

BBC Sport ayuu Klopp ka yiri ” dhab ahaan , guul ay mudnaayeen ayay aheyd , ciyaar nooc kale aya aheyd , sidoo la rabay ma aheyn Liverpool balse weli fursad wacan ayaan haysannaa ”

Go`aan qaadasho qaldan ayaan ka sheegannay sidoo kale nasiibka ayaa naga maqnaa” ayuu sii raaciyay macalin Klopp

“Waa run farqi ayaa inoo dhaxeeya Man City , tani haatan dhib iguma hayso , waxaan haysannaa fursado aan kulamada kale ku badin karno”ayuu yiri macalin Klopp.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here