Hirshabeelle oo loogu Baaqay in ay sii Waddo Howlgallada lagu Ciribtirayo Maandooriyaha.

0
360

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Maxamed Muuse Oo ah Dhaqtarka Daaweya Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya ayaa Soo Dhaweeyay Howlgalada Lagula Dagalamayo Maandooriyaha ee ka socda guud ahaan Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here