Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdikariin Maxamed Nuur waa khabiir bartay culuumta dhirta iyo daaqa wuxuu ka mid ahaa dadkii kasoo shaqeeyay waayahii dowladii dhexe ,wuxuu sharxayaa qaabka loo maamuli jiray Wuxuuna sheegay inaay jireen dhul balaaran oo dowladu leedahay isla markaana loogu talagalay in xoolodhaqatada xilliga jiilaalka ay daaqaan iyagoo wax lacag ah laga qaadan dowladuna ku bixiso dhaqaale.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.