Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka warbixisay Kormeer ay ku tageen Xarumaha Iskaashatooyinka ee Jowhar.

0
240

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha Dowlad Goboledka Hirshabelle iyo gudomiye ku xigenka arimaha mashaariicda gobolka  ayaa  Kormeeray Xafiisyada Iskaashatooyinka Beeralayda Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here