Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa ka mid ah dhalinyarada magaalada jowhar waxa ay codsi u direen maamulka gobalka iyo kan degmada jowhar in dhalinyarada gabdho iyo wiilal loo sameeyo shaqo abuur madaama ay leeyihiin mas,uuliyadda shacabkooda xilna ka saran yahay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.