Ururka Dhalinyarada oo Bogaadiyay Howlgallada lagu Ciribtirayo Maandooriyaha ee ka socda Jowhar.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada gobolka  Shabellaha dhexe fartuun aadan xefow  ayaa  soo dhaweysay howgalada lagula  dagaalamayo Waxyaabaha maanka Dooriya ee ay sameynayaan Laamaha Amniga Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here