Qaar ka mid ah Dhalinyarada Jowhar oo Bilaabay shaqo abuur ku Saabsan lacagaha Sarifka ee Internetka.

0
241

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinayarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa hab ganacsi ahaan u isticmaala Adeegyo Casri ah sida edahabka iyo some- netka ee lagu shubto internetka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here