Kiisaska cudurka Covid-19 ee Magaalada Muqdisho oo sare u kacay.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 363 xaalado cusub oo COVID-19 ah todobaadki la soo dhaafay, waxaana ka bogsatay 55 ruux.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here