Wasaaradda Biiyaha iyo Tamarta Hirshabeelle oo Baaq Udirtay Hey’adaha Gar gaarka Bixiya.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada biyaha iyo tamarta  hirshabeelle ayaa  qeylo dhaan u diray hey’adaha gargaarka xili deegaanada hirshabeelle ay  ku dhufatay abaarta laga soo sheegayo biyo la’aan bahsan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here