Turkiga oo ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xasilineyso qiimaha lacagta dalkaas.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin ay ku xasilineyso qiimaha lacagta waddankeeda.

Liirada ayaa dib uga noqotay hoos u dhac deg deg ahaa oo ku yimid Isniintii, waxaana dib usoo kabashadu ay billaabatay kaddib markii maalgashadeyaasha ay ka jawaabeen qorsheyaal cusub oo uu soo bandhigay madaxweyne Erdogan.

Dadka u kuur gala arrintan ayaase sheegay in tallaabooyinka la qaaday ay yihiin kuwo si dadban sare loogu qaadayo dul saarkii la dhimay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here