Beeraleyda Magaalada Jowhar oo looga Digay Isticmaalka Xad-dhaafka ah ee Sumaha Beeraha.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waa aqoon yahan  bartay culuunta beeraha oo ku nool magaalada jowhar waxa uu sheegay inaaysan beeraleeyda ku dagdagin sumha cayaan dilaha ee beeraha lagu buufiyo iyadoon aqoon loo lahayn, wuxuu ugu baaqay beeraleeyda inaay iska hubiyaan nooca sumaha iyo halista ka dhalan karta .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here