Xanuunka shuban biyodka oo soritay in ka badan 100 ruux.

0
148

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xanuunka  shuban biyodka  aya waxa uu soo ritay in Ka badan  150 ruux oo la dhigay Cusbitaal Goboleedka Hirshabeelle  Agaasimaha Guud  ee Cusbitaalka Intersoos ee Magalada Jowhar Dr Cabdiraxmaan Dufle ayaa sheegay in  xanuunka dadka u soo ritay laga kala keenay Tuloyiinka hoos yimada Magaalada Jowhar waxa uu sidoo kale Agaasimaha Bulshada ku dhaqan Jowhar iyo Degaanada Hoosyimada ugu baaqay in si dhaqsi leh  Cusbitaalka lagu  keeno inta uu qofka galin xalad Qatar ah.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; –Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here