eal Oo Albaabka U Garaaceysa Liverpool.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay si dhow isha ugu hayso xaalada Joe Gomez ee Liverpool ka hor inta aysan u dhaqaaqin xagaaga soo aadan.

Gomez ayaa hoos uga dhacay dookha macalin Klopp waxa uuna ka sheegtay dhaawac jilibka ah inta badanna seejiyay xilli ciyaareedkii hore taasi oo ay sii dheer tahay Van Dijk , Matip iyo Konate oo ku jira bandhig wacan

Kalya 9 kulan ayuu la soo muuqday Liverpool dhamaan tartamada xilli ciyaareedkaan welina kuma soo bilaaban kulan horyaalka ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here