Beeraleyda Jowhar oo ka Cabanaaya Cayayaano dhibaato ku haayo Berahooda.

0
173

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Beeraleeydan ku nool deegaano hoostagta degmada mahadaay ee gobolka sh/dhexe ayaa ka cabanaya cayayaan saameeyn ku yeeshay dalaga diirta taasi oo la beeray sadex bilood ka hor markii ay fatahaadaha ka baxeen beeriihii uu horay usaameeyay fatahaada iyo ayaxa aydoo hadana la soo goostay dalagyada sisinta,sigirta iyo kuwa kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here