Howlgallo lagu Ciribtirayo Maandooriyaha oo ka Socda Xaafadaha Magaalada Jowhar.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciidamada Boliiska magaalada Jowhar ayaa Howlgallo lagu Ciribtirayo Maandooriyaha waxa ay ka sameyeen Qaar ka mid ah Xaafadaha Jowhar waxaana arintaasi Bogaadiyay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here