Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxyaabo badan oo kiimikooyin ah oo haweenku ay qurux ku isticmaalaan ayaa saameeyn ku yeesha maqaarka qofka gaar ahaan wajiga Inkastoo ay jiraan boomaatooyika nabaraha wajiga ama jirka kasoo baxo ay dhaqaatiirta U soo qoraan bukaanka xilli cayiman balse aan si qaldan loo isticmaalin.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.