Beeraleyda Gobalka Sh/dhexe Oo loogu baaqay in hormariyaan wax soo saarka beeraha

0
348

Jowhar (Radio Isnaay)-Beeraleyda Gobalka Shabeellaha dhexe weli waxa ay isticmaalaan nidaam soo jireen ah marka ay tacbayaan Beeraha waxaana marba marka ka danbeyso sii yaraanayo wax soo saarka gobalkan uu caanka ku ahaa,waxaase hada loogu baaqayaa in ay badalaan nidaamka tacabka beeraha.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here