Dhaqaatiirka Magaalada Jowhar oo ka hadlay halista Cudurka infactionka.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Infactionka waa cudur halis ah oo ku dhaca ragg iyo dumar gaar ahaan haweenka uurka leh dadka da,ah iyo carruurta ayuu saameeyn xoogan ku yeeshaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here