Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay horumarinta waxbarashada.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya muda Cabdullaahi Abukar Haji ayaa la kulmay Dhigiisa Wasiirka Waxbarashadda Turkey Hon.Muhmut Ozer, kaasi oo ay ka wada hadlay xariirka Waxbarasho ee labada wadan, Sare-u-qaadista iskaashiga Waxbarashada iyo Cilmi baarista.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here