Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku Baaqay in loo Gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen.

0
209

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa qeyla dhaan ka muujiyey abaaro iyo xaalado adag oo dhanka nolasha ah oo ka taagan deegaanno ka tirsan Gobolka Hiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here