Xoolo dhaqatada deegaano Hoostaga Gobolka Hiraan oo walaac Xoogan ka Muujiyay Abaaraha ka jira dalka.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaraha ku dhuftay dalka ayaa saameeyay xolo dhaqatada ku nool degaano Hoostaga magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Qaar ka mid ah xoolo dhaqatada ku nool deegaanadaasi ayaa ka warbixiyay saameeynta ay abaartu ay ku yelatay xolahooda waxa ayna sido kale ka codsaden maamulka hirshabeelle inay gargaar ufidiyaan xola dhaqatada ay saameysay abaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here