Madaxweyne Farmaajo oo Safar ugu ambabaxay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga.

0
240

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macallim ayaa u amba-baxay dalka Turkiga oo ay kaga qayb galayaan meertada saddexaad ee Shir weynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here