Cudurka Shuban Biyoodka oo Tiro Carruur ah ku Soo Ritay Deegaano Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
273

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurkan shuban-biyoodka ayaa dhawaan ka dilaacay tuulada maandheere waxaa la jiifa carruur dhowr ah iyado loo sababeeynayo kuleylka iyo biyaha wabiga oo yaraaday sida uu noosheegay Maxamad Xaaji Cusmaan oo ka mid ah waxgaradka tuulada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here