United Oo Calaameysatay Badelka Pogba.

0
187

United ayaa si dhab ah u baadi goobeysa badelka Pogba oo ay doonayaan in  ay soo helaan inta lagu jiro suuqa kala iibsiga jiilaalka .

Pogba , hishiiskiisa waa dhamaad kaliya lix bil ayaa ka harsan mana muuqdaan ifafaalo muujinaya in mid cusub uu qalinka ku duugayo .

Sida muuqata , qaab xor ah ayuu Pogba kaga tagayaa United waxaana isha ku haya saxiixiisa kooxo ay ka mid yihiin Real , Juve iyo PSG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here