Biyo La’aan Baahsan oo ka Taagan Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Bulshada ku Nool Tuulada Bayaxaaw oo ka mid a tuulada Hoosyimaada Degmada Jowhar  ayaa waxaa soo wajahaday biyo la,aan ka dib markii ay saameyn xoogan ay ku yeelatay biyo yarida wabiga shabeelle Nuuxa Aadn Axmed oo Wareysi Siiyay Idaacadda Isnaay Ayaa Timaamay in Xaalad Adag ay ka taagan tahay Tuuladaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here