Barcelona Oo La Kulantay Wakiilka Erling Haaland.

0
213

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa la kulmay wakiilka caanka ah ee xiddiga Erling Haaland ee Mino Raiola intii uu ku guda jiray safar uu ku tagay dalka Talyaaniga.

Barcelona ayaa wali ku jirta xaalad adag oo dhanka dhaqaalaha ah waxana ay sidoo kale ku dhibaatoonaysaa kadib markii ay ka hadhay champions league.

Hadana waxa wali lala xidhiidhinayaa xiddigo waaweyn oo qaarada yurub ah kana mid yahay xiddiga Borussia Dortmund ee Erling Haaland.

ilaa ay lacag badan ka uruuriso iibka xiddigaha ay iska dirayso Barcelona ayaan heli doonin saxiixa xiddiga reer Norway.

Hadana saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in uu Laporta la kulmay wakiilka Haaland isaga oo Isniintii kala hadlay mustaqbalka xd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here