Madaxweynaha Hirshabelle Oo Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jowhar.

0
310

JOWHAR (Radio isnaay) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa Maanta dib ugu soo Laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlada Hirshabeelle kadib Markii uu Muddo safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho.

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Dheere kusoo dhoweeyay Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiisha .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here