Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo bilaabay in ay la yimaadaan Fikrado Ganacsi oo cusub

0
188

Jowhar( Radio Isnaay) – Waxaa jiro dhalinyaro badan oo ay ka dhexguuxayaan fikrado ganacsi balse ka cabsanaya in ay ku dhaqaaqaan,taas badalkeedana kujiro baadi goob shaqo,balse  tiro yar ayaa fakirooda ku dhaqaaqay,Haboon Cumar Saalax wax ay kamid tahay dhalinyarada waxbaratay ee magaalada Jowhar ee bilaabay fikradihii ganacsi ee ka dhaxguuxayay.

Warbixintaan Waxaa soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here