Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee  Xuquuqul Insaanka.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Xuquuqul Insaanka waxaa la xusaa sanad walba 10ka Diseembar – waa maalinta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ansixiyay, 1948-kii, Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha (UDHR). UDHR waa dukumeenti muhim ah, kaas oo ku dhawaaqaya xuquuqda ma-guuraanka ah ee qof kastaa uu xaq u leeyahay bini’aadan ahaan – iyadoon loo eegayn jinsiyad, midab, diin, lab ama dhedig, luqad, siyaasad ama fikrad kale, asal qaran ama bulsho, hanti, dhalasho ama xaalad kale . Waxaa lagu heli karaa in ka badan 500 luqadood, waa dukumeentiga ugu tarjuman adduunka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here